Daawo:Dagaal Ka Dhex Qarxay Isimadii Beesha Isaaq Buur Madow Oo Caytamay

Daawo:Dagaal Ka Dhex Qarxay Isimadii Beesha Isaaq Buur Madow Oo Caytamay

daajis.com:- Boqar Cismaan Buur Madow ayaa shir jaraaid oo uu qabtay ugu jawaabay hadal kasoo yeedhay suldaanka beesha subeer awal isagoo suldaanka beeshaasi ku tilmaamay nin iskii isu magacaabay .


Mudooyinkii udanbeeyey waxaa khilaaf xoogan iyo is aflagaadayn warbaahinta isu marinayey qaarkamida isimada beesha isaaq kuwaasi oo aan waxba isu reeban .

Dhinaca kale waxaa taasi muujinaysaa fashilka xukuumada siilaanyo iyadoo qaarkdood ay soo bandhigayeen siro kusaabsan xukuumada.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada