daajis.com:- Gabadhaan ayaa nooleed nolol mugdi ah kahor inta aan la kufsan taas oo keentay in ay ka baxdo noloshii mugdiga aheyd una baxdo nolol wanaagsan oo ay ku xaqiijisay ay naag tahay.
Sandy ayaa yaraanteedii u nooleyd iyadoo reerkeeda u xisaabsaneyd in ay tahay wiil balse iyadaa ka sheekeyneysa markii aan soo qaangaarayay aniga waan isku dhex yaacsanaa, halka wiilashu gabadhaha ka xiiseeyaan aniga waxaan xiiseyn jiray ragga oo aan jeclaan jiray, nolo xun ayaan noolaa waxaan ahay ayaan garan weysnaa, gudaha ayaan ka ogaa in aan ahay gabadh wiilasha ayaa i gaadgaadi jiray oo igu dhihi jiray waa maxay adigu ma dumar baa tahay.
HALKAAN KADAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at