daajis.com:- Wararka laga helaayo dhanka Dowlada Federaalka ayaa sheegaya in Dowlada loogu yaboohay Eeyo la sheegay inay u tababaran yihiin baaritaanka Hubka iyo maan dooriyaha noocyadooda kala duwan.
Eeyahaani ayaa la sheegayaa in loogu yaboohay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo iyagu u adeegsanaayo ka hortagida Hubka qarxa iyo Maan dooriyaha qeybaha halista ah.
Eeyaha loogu deeqay Taliska ayaa tiro ahaan lagu sheegay ilaa 7 Eey oo ay bixiyeen Dowladaha ku mideysan AMISOM, waxaana Eeyahaasi lagu soo tababaray Magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha.

DF ayaa hadiyadaani u aragta mid kamid ah guulaha ay gaartay Hay’ada Booliska Soomaaliyeed oo iyadu heshay Eeyo ay ku baaran Hubka la aaso iyo maan dooriyaha halista ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at