Fariimo Jaceyl : Micnaha Kalinimada Ma Aqoon Balse Markaan Ku Bartay Ayaan Ogaaday

Fariimo Jaceyl : Micnaha Kalinimada Ma Aqoon Balse Markaan Ku Bartay Ayaan Ogaaday

daajis.com:- Wadnaheyga aad buu u qaboow yahey maxaa yeeley adiga ayaa ku dhex sugan.

* Inaad ahaato ruux jaceylkiisa ugu horeeya waa mid aad u fiican laakiin waxaa kasii fiican inaa ahaato ruuxii ugu dambeeya.

* Haddii aan awood u lahaan inaan nolosha kugu siiyo shey waxaan ku siin lahaa inaa ogaato inta dhoola caddeyntaada xageyyga ugu weyn tahay markaas si aad u ogaato heerka aad agteyda ka joogta.

* Waxaad joogtaa dhinaceyga waxaad ku dhex jirtaa wadnahayga markasta iyo meel kasta waan ku arkaa maxaa yeeley waxaanba u haystaa in labadeena kaliya aduunka joogno.

*Kali ahaanshaha micnaheeda ma ogeyn laakiin waxaan ogaadey markaan ku bartay maxaa yeeley wehelkaaga ayaa iga dhigey ruux dhameystiran.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada