daajis.com:- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweyne Dowladda Federaalka mudane, Xasan sheekh Maxamuud ugu baaqay in uu Joojiyo Boobka uu ku hayo Qayraadka Dalka Soomaaliya.
Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Shidaalka ku jira Dalka Soomaaliya uu ka Dhaxeeyo dadka Soomaalida ah, meel alle meesha ay degtaba ha ahaadeen Soomaalida Dalka Kenya (NFD) ama Kuwa Degan Dalka Jabuuti kuligood buu yiri waxbay ku leeyihiin Qayraadka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have

