Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha

Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha

daajis.com:- Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in la soo afjaray maanta jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh 12/08/2015 isla markaana loo gudbay marxalad wadahadal.Qoraal ka soo baxay Guddoonka baarlamaanka ayaa lagu sheegay in guddoonka Baarlamaanka uu hubiyay in ay jiraan tuhunka qiyaano qaran ee ku xusan qodobka 184 ee xeerka ciqaabka qaranka, isla markaana loo gudbayo wadahadal lagu xalinayo arrimaha cabashooyinka

Guddoonka ayaa sheegay in 7da Oktobar la qaban doono kulan ay ka qeybgali doonaan Madaxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka waxana loogu baaqay dhinacyada ay quseyso in ay ka soo qeybgalaan kulanka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada