In ka badan 717 qof oo ku dhimatay Maka xili ay ku guda jireen gudashada acmaasha Xajka: Sawirro

In ka badan 717 qof oo ku dhimatay Maka xili ay ku guda jireen gudashada acmaasha Xajka: Sawirro

daajis.com:- In ka badan 717 qof ayaa ku geeriyooday isbuurasho ka dhacday buurta Mina oo 5 Km u jirta magaalada barakeysan ee Makka sida ay sheegeen saraakiisha boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta boqortoyada Sacuudi Carabiya isbuurashadan ayaa waxaa ku dhaawacantay 450 ruux iyadoo shilkan uu ka dhacay inta u dhexeysa buurta Mina iyo Masjidka Xaramka.

Waxaa suuragal ah in tirada dhimasha iyo dhaawaca in ay intaas kasii kororto, waxaana socda dadaal ay boqortooyada Sacuudiga wadaan.

Horaantii bishan ayaa wiish ku soo dumay masjidka xaramka waxaa ku dhintey 109 ruux halka ay afar boqol ku dhaawacmeen.




Add caption







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada