daajis.com:- Haweeneey u dhalatay dalka Mareeykanka ayaa 29 saacadood waxaa ku qaadatay ineey dhasho 17 Caruur ah oo Caloosheeda ku jiray, waxaana lagu tilmaamay Rikoorkii ugu yaabka badnaa ebid xaga dhalmada.
“Wuxuu ahaa Operation la yaab leh, caruurtu waxay ahaayeen kuwo iska soo socda oo aan joogsi lahayn, mar walbo oo aan is dhaho kanaa ugu dambeeya mid kalaa soo socda…waxay ahayd la yaab” sidaa waxaa yiri Dr Jack Morrow, oo kamid ahaa dhaqaatiirta Haweeneydan wax ka umulinayay.
Haweeneydan oo lagu magacaabo (Catherine Bridges) iyo seygeeda ayaa mudo sanado ah sugayay ineey caruur isku dhalaan, balse ugu dambeyn wuxuu ILAAH ku abaal mariyay 17 Caruur ah oo hal mar u dhalata.
Catherine Bridges iyo seygeeda ayaa islamarkiiba Magacyo u bixiyay 17 Canug.
Magacyada 17-ka Canug:
James, Jacob, Jarod, Jarvis, Jason, Jeffrey, Jeremy, Jerome, Jesse, Jimmy, Joachim, Jonathan, Jonas, Joseph, Julian, Jimbo and surprisingly, Darth Porkinus.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:45 and have

