War Culus: Halkee ku Danbeyeen Maleeshiyada Ciidamada Ahlusunna ee Caabudwaaq laga Saaray

War Culus: Halkee ku Danbeyeen Maleeshiyada Ciidamada Ahlusunna ee Caabudwaaq laga Saaray

daajis.com:- Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusomareeb ee Xaruunta Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegaya in Ciidanka Maamulka Ahlu-suna ee Laga Saaray Cabudwaaq Ay Gaareen Halkaasi,,



Ciidanka Ahlu-suna oo laga Saaray Degmada Cabudwaaq Kadib Markii Dagaal Xoogan Ay la Galeen Ciidanka Galmudug Ayaa Maanta Gaaray Dhuusomareeb Halkaasi oo lagu Soo Waramayo in ay isku Soo Hubeenayaan,,



Warar lagu Kalsoonaan karo oo Soo Gaaraya hobyomedia.com Ayaa Tilmaaya in ciidanka Ahlu-suna ee laga Saaray Degmada Cabudwaaq Ay Abaabul Xoogan ka Wadaan Magaalada Dhuuso-mareeb iyadoo laga Yaabo in ay Dagaal ku Soo Qaadaan Halkaasi,



Maamulka Ahlu-suna Ayaa u Muuqda Mid ku Fashilmay Siyaasada Somalia oo aan Horay looga Baran kadib markii Dagaalo Sokeeye ay ku Jireen Sanadihii lasoo Dhaafay,



Dhanka kale Waxgarad ku Sugan Degmada Cabudwaaq Ayaa wada Wada Xaajood keeni kara in aan lagu Dagaalamin Magaalada iyo Dadka Marasta Dhexdoodo,,



Wixii ku soo Kordha kala Soco Halkan

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada