daajis.com:- Machadka Chatham House ee magaalada Londan, ayaa warbixin 20-Bog ka kooban kasoo saaray xaalada uu haatan ku suganyahay dalka Soomaaliya, gaar ahaan arimaha la xiriira doorashada 2016.
Arinta xiisaha leh ee warbixintaan lagu xusay, ayaa ah in beesha Caalamka aysan marnaba ogolaan doonin in hay’adaha Doowlada ee hada kajira Soomaaliya aan marnaba loo ogolaan doonin ineey samaystaan mudo kororsi kale.
Warbixintaan oo ah cilmi baaris uu Machadka Chatham House-ka ku sameeyay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan hiigsiga sanadka 2016, hanaanka Federaalka iyo dhismaha maamul goboleedyada dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:52 and have
, Published at