VIDEO:- Isbahaysi Cusub oo Mucaaradka Itoobiya ah oo la sameeyay

VIDEO:- Isbahaysi Cusub oo Mucaaradka Itoobiya ah oo la sameeyay

daajis.com:- Dhowr Jabhadood oo ka mid ah Mucaaradka Itoobiya ayaa la sheegay innay Midoobeen.

Warbaahinta Itoobiya ayaa si weyn u haddal haya, Iyagoo meelaha qaar lagu soo qorey ” Bilowgii Burburka Itoobiya” Bilowgii Burburka Jabhada EPRDF” Iyo Hal ku dhagyo kalle oo kala duwan.

Jabhadan ayaa dhamaan Saldhigyo ku leh Dalka Eritrea. Jabhada ONLF oo u dagaalanta Gobanimo doonka Ogaden oo saldhig ku leh Dalkaas Eritrea ayaan ka mid ahayn Isbahaysigan Cusub illaa hadda lama oga sababta.

Jabhada Oromada, OLF, garabka ka mid ah oo uu Hogaaminayo Jeneral Kemal Bulch oo ah Garabka doonaya midnimada Itoobiya ayaa ka mid ah meesha qayb kalle oo diidan aysan ku jirin.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada