VIDEO :- Mid ka mid ah diyaaradaha KLM ah oo halis ku gashay garoonka Amsterdam

VIDEO :- Mid ka mid ah diyaaradaha KLM ah oo halis ku gashay garoonka Amsterdam

daajis.com:- Mid ka mid ah Diyaaraddaha shirkadda duulimaadka KLM ee laga leeyahay dalka Holland ayaa halis gashay, xili ay soo caga dhiganeysay rabta ay diyaaraddaha caga soo dhigtaan, iyadoo ay xiligaasi aad u xumeyd cilimada oo dabeylo iyo roob xoogan uu jiray.

Diyaaraddaan oo nooceeedu ahaa B777 PH-BVB ayaa waxaa ka dhumay dheeli tirnaantii ay kusoo dageysay, wuxuuna duuliyihii maareyn waayay inuu si dheeli tiran cagaha dhulka ugu dhigo.

Qof Kaamiro haystay ayaa fursad u helay inuu duubo diyaarada oo hadba dhinac u liiceyso xili duuliyuhu juhdi badan ku bixinayay inuu si degan dhulka ugu dejiyo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada