daajis.com:- Waa ruwaayad aad u xiise badan oo ay jilayaan ragii iyo gabdhihii loogu jeclaa ee Banaadiriga ahaa. Dulmi aan laga doodin waxa ruwayad siyaasadeysan oo ka hadlaysa dulimiga lagu hayo dadka Banaadiriga ah. Waxa lagu furey hees WADANI ah oo qaadayso fanaanad aan ka dhicin Faadumo Qaasim (AUN).
Hoos ka Daawo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have
