War Deg Deg ah Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay “Akhriso”

War Deg Deg ah Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay “Akhriso”

daajis.com:- Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah loo qeybiyay warbaahinta ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo ka kooban 14 xubnood.

Gudigaani ayaa la faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u howlgalaan islamarkaana ay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmada waxa ayna kala yihiin:




Caasho Cabdulle Xasan (Raagto).

Maxamed Cali Nuur.

Cusmaan Barre Muxumad

Caa’isho Abuukar Cismaan.

Cabdikariin Shire Cabdi.

Bashiir Sh.Ibraahin Xaaji Cismaan.

Cusmaan Ibraahin Cali.

Maxamed Axmed Xasan (Ayax)

Cabdraxmaan Maxamed Diiriye.

Cabdraxmaan Faarax Xirsi.

Axmed Cabdraxmaan Abuukar.

Sh,Maxamuud Shiikh Yuusuf.

Cabdraxmaan Cabdi Cilmi.

Cabdraxiin Xaaji Fiqi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada