Daawo Muuqaal argagax iyo cabsi ku gelinayo oo laga duubay socod barad ku ciyaaraya daaqada dabaq 8-aad

Daawo Muuqaal argagax iyo cabsi ku gelinayo oo laga duubay socod barad ku ciyaaraya daaqada dabaq 8-aad

daajis.com:- Muuqaal video naxdib iyo cabsi ku gelinaya ayaa la soo dhigay barta Youtube-ka, kaasoo muujinaya socod barad qarka ugu taagan daaqada guri ku yaal dabaqa 8-aad.

Video-gaan oo haddii aad daawado bilowgiisa aamineysid in ilmahaasi yar si nabad ah ku tegi doonin dhulka ama nolol la gaari karo, laakiin waxaa ogaadaa in qofkii alle dilo ama ajasha qofka uu sugo.

Ilmahan yar ayaa ku ciyaaraya daaqada, isagoo bannaanka ugu soo baxaya, waxaana marka aad daawado uu ku cabsi gelinayaa ilmahan yar, maadaama uu daaqada ugu taagan yahay qarka.

Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada