DAAWO: Shabaab oo soo Bandhigay Sawirrada Dagaalkii Yaaqbari weyne

DAAWO: Shabaab oo soo Bandhigay Sawirrada Dagaalkii Yaaqbari weyne

daajis.com:- Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro ku saabsan weerar ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen 18-kii Bishii Sept-2015 deegaanka Yaaqbari weyne ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Weerarkaasi oo dhacay Aroor hore ayaa lagu gaaday ciidamo ka tirsan Dowladda, waxaana ciidamada ka soo gaaray Khasaaro xoogan.

Daawo sawiradda lagu baahiyay Baraha Internet-ka oo ay Al Shabaab ay wararkooda ku faafiyaan, sawiradan ayaad ku arkaysaa ciidamo ka tirsan Shabaab oo calanka Astaanka u ah Kooxdaasi dul suray gaadiid ay leeyihiin ciidamada Dowladda Somaliya.















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada