Daawo:- Siyaasi reer Awdala oo dhaliilay hanka Saylici ee dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen

Daawo:- Siyaasi reer Awdala oo dhaliilay hanka Saylici ee dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen

daajis.com:- Siyaasi reer Awdala ayaa dhaliilay hanka C/raxmaan Saylici oo dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen uu soo ahaa lixdii sano ee la soo dhaafay. Awdal ayaa ilaa hadda laga waayay qof la tartara Muuse Biixi oo ka mid ahaa kuwii xasuuqey dadkooda walibana sacabka u tumayaan. Siyaasigan ayaa sheegay in talaabadani u fiicneyd gobolka Awdal.



Hoos ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada