Hubaal Riwaayadan qosol ayay ka dhameen doontaa -Daawo

Hubaal Riwaayadan qosol ayay ka dhameen doontaa -Daawo

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Riwaayad Qosol badan oo Soo saareen Jilayaasha Soomaliyeed ee Sooraan iyo Jawaan.


Riyaadan oo Noqotay mid Qosol badan ayaa waxay Isugu tagayaan meel Dhuxul laga Shito, Geed ayay isku Qabsanayaan, Kadib dagaal waa ay ku heshiinayaan inay wada Gubaan, sidoo kale waxay soo Bandhigayaan Arimo kale oo Qosol Badan iyo Xaalad Nololeeed oo aad u Qalafsan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada