5 faa’iido Oo ku saabsan Kaluunka

5 faa’iido Oo ku saabsan Kaluunka

daajis.com:- Faa’iidooyinka Kaluunka maxaad ka taqanay maxaadse aaminsaneed mar walba oo cunaysi malaaygaasi.

1. Kaluunku wuxuu qani ku yahay maadada omega-3, maadadan waxey aad muhiim ugu tahay shaqada maskaxda si guud ahaaneed, maadadan jirku sooma saaro, sidaa darteed waxaa waajib ah in laga helo cunada gaar ahaan malaayga.

2. Malaaygu wuxuu leeyahay dufan aan badneyn, gaar ahaan cholesterol-ka nooca xun kuma badna, sidaa darteed wuxuu u wanaagsanyahay dadka dagaalka kula jira cayilka, wuxuuna u wanaagsanyahay wadnaha iyo xididada.

3. Wuxuu qani ku yahay proteins badan, wuxuuna u wanaagsanyahay shaqada jirka guud ahaaneed iyo dhismaha murqaha iyo hagaajinta shaqadooda.

4. Wuxuu qani ku yahay vitamino badan gaar ahaan D iyo A, waxaana sidoo kale laga helaa macaadin muhiim u ah shaqada jirka. 5. Wuxuu kahortag u yahay cudurada qaar, wuxuuna dawo uyahay xanuunada kala-goysyada iyo kuwa kale. Faa’iidooyinkaa iyo kuwa kalaba waxey nagu dhiiragalinayaan cunida malaayga ugu yaraan isbuuciiba hal mar

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada