daajis.com:- Raysal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa siwayn loogu soo dhoweeyay dalka Sweden, waxaana soo dhowayntiisa ka qayb galay Jaaliyada Soomaalida ee dalkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qaar kamida ah Jaaliyada goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay inay kusoo dhowaynayaan Soomaalinimada iyo Cadaalada uu muujiyey, Ugu danbantiina waxaa Halkaasi ka hadlay Farmaajo oo siwayn ugu mahadceliyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee soo dhowaynta u sameeyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 12:30 and have
