daajis.com:- Kulanka Wadatashiga ah ee Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale uu la qaatay Aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ujeedkiisa uu ahaa inuu helo Talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida Maamulka cusub uu wajahayo shaqooyinka horyaala.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Yuusuf Garaad oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in magaalada Muqdisho 16-degmo oo kamid ah Hal qabiil uu madax ka yahay, wuxuuna u sheegay gudoomiyaha cusub inay meesha ka baxayso Muqdisho waa la wada leeyahay, Wuxuuna soo jeediyey in arintaasi la fiiriyo, isagoona codsaday intaan Soomaalida kalaba loo gelin in la eego dadka deegaan ahaan dega Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 13:30 and have
