daajis.com:- Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay Xariggii Ciidamada Dowladda Somalia u geysteen Wariyeyaal ka tirsan TV-ga Universal , Wuxuuna sheegay inay wax laga xumaado tahayin 25-sano kadib dowladdu caburiso War-baahinta madaxa-bannaan, isagoo xusay in dowladda Somalia ay tahay mid dimuqraaddi ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale, Farmaajo wuxuu Sheegay inaan loo baahnayn in Xilligan Suxufiyiinta loo Xir-xiro arrimo siyaasadeed, isla markaana uu dalka u horseedi karto mugdi, waxaana uu xusay in Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay iyagaba Saxaafadda Adeegsadaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:17 and have
