Video sir badan kashifay: Hargeysa iyo Garoowe ma dhul Soomaali baa mise Itoobiya? (Daawo) !!

Video sir badan kashifay: Hargeysa iyo Garoowe ma dhul Soomaali baa mise Itoobiya? (Daawo) !!

daajis.com:- Waxaa ay ahayd laba maalin ka hor markii looga dabaal degay xuskii 24 guuradii marka xukunka laga tuuray taliye kaliyii Mingistu Xayle Maryama ee Dalka Itoobiya. Xukunka oo ay markaa la wareegeen jabhaddi TPLF.

Haddaba waxaa ay dad badani is weydiinayaan, maxaa keenay in gayiga Soomaaliyeed looga dabbaal dego guulihii jabhadda hadda haysata dalka Itoobiya ee TPLF. Arrintaan ayaa waxaa ay ka marqaati kaceysa in Soomaaliya ay iminka ka taliyaan dowladda Itoobiya, Somaliland iyo Puntland ay qarka u saaran yihiin in aay ka mid noqdaan Itoobiya.

Waa ayaan darro in dhul Soomaaliyeed iyo kuwii maamulka isku sheegay ay maanta u sacbo tumaan guulihii TIgreeda.


Hargeisa October 5


Garoowe October 1, 2015


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada