Akhriso: Maamulka Gal-Mudug Iyo Puntland Oo Saddex Qodob Kala Saxiixday

Akhriso: Maamulka Gal-Mudug Iyo Puntland Oo Saddex Qodob Kala Saxiixday

daajis.com:- Hogaanka dhaqanka iyo Ganacsato kala matalayay maamulka Puntland iyo Maamulka Gal-Mudug,ayaa maanta wada hadal nabadeed ku yeeshay magaalada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Dhinyacyada kulmay ayaa isku raacay;-

1-In xaabada la joojiyo.

2-In la kala qaado Ciidanka iyo Maleeshiyadda.

3-In laga wada hadlo wixii dhacay shalay.

Odayaasha ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeo amaanka,isla markaana ay dadweynuhu isdajiyaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada