daajis.com:- War-murtiyeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacay magalada Galkacyo ee sababay dhimashada labo ruux iyo dhaawaca 50 kale.
War-murtiyeedka kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu ahaa mid argagixiso soo qaaday.
Halkan ka aqriso war-murtiyeedka:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:47 and have

