daajis.com:- Safiirka wadankaHolland u fadhida Sudan, Susan Blandkhart, ayaa ka dhabeysay inay dabaal kaga gudbi doonto webiga Niil ee dhex mara magaalada Khartuum.
Haweeneydaan oo 63 sano jir ah ayaa dabaal kaga talaabday webiga Niil, iyadoo ay wehliyaan lix qof oo ka tirsan shaqaalaha safaaradda, mana muujin wax cabsi ah oo ay ka qabeen yaxaasyada faraha badan ee wabigaasi ku nool.
Ujeedada Safiirada ay ka laheyd dabaashaan ayaa aheyd sidii caalamka ugu baraarujin laheyd ama u tusi laheyd dadka Afrikaanka iyo dalalka kale ee doomaha kula dagayaan badda u dhaxeysa Yurub iyo Afrika.
Dutch ambassador in Sudan, Susan Blankhart, swims across the Blue Nile in the capital Khartoum on November 21, 2015, as part of an event she organised in conjunction with charities that raise awareness against drowning and teach people safe swimming. AFP PHOTO / ASHRAF SHAZLY
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:53 and have


