Arrag Sawir carro leh oo muujinaaya bahdilka heysta Soomaalida

Arrag Sawir carro leh oo muujinaaya bahdilka heysta Soomaalida

daajis.com:- Sawirkaani ayaa ka turjumaaya sida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay u daneynayaan barashada Afka Xabashiga iyaga oo qasdigooda uu yahay inay ku gaaran heer Madaxweynenimo.

Sawiraaga Caanka ah oo meelo farabadan wax ka eegay ayaa Sawirkaani ku muujiyay Nasiibdarada heysata Siyaasiyiinta Soomaalida ah oo iyagu hadba dugaashada Dowladaha sida dadban u gumeysta Somalia.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada