Beeraley Soomaali ah oo tartan adag kula jira Laatiin America (Video)

Beeraley Soomaali ah oo tartan adag kula jira Laatiin America (Video)

daajis.com:- Beeraleyda Soomaalida oo dib u dhac wayn uu ku yimid wax soo saarkooda, Xiligii Bur-burkii Dawladii dhexe ee Soomaaliya ayaa hada Helay Suuq Cusub.

Tv-ga CCTV Africa ayaa Warbixin Xiiso badan wuxuu kasoo diyaariyey Beeraha Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, iyo wax soo saarka Liinta oo sare u kacay, Sidoo kalana Beeraleyda Soomaalida ayaa ka warbixiyey Suuqyada ay Haleen iyo Tar-tanka ay kula Jiraan Laatiin America.


Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada