daajis.com:- Dhacdadaani qosolka badan ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Audon ee dalka Fransiiska kadib markii reero daris ah uu dhexmaray dagaal gacan ka hadal ah.
Dagaalka ayaa dhashay kadib markii mid kamid ah reerkaani dariska ahaa uu isku dayay inuu dabo ama ugaarsado shimbiro kusoo daga dooga gurigiisa ka baxa, waxaana arinkaasi is hortaagay reerka kale oo ahaa cid kasoo horjeeda in la waxyeeleeyo amaba la ugaarsado xeywaanaadka duula.
Arinkaasi kadib waxaa halkaasi ku dagaalamay labadii reer oo markii danbe dagaalkooda isku adeegsaday Badiilo waxaana dagaalka ku daatay dhiig badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:30 and have



