daajis.com:- Kacdoonkii ay bilaabeen dadka reer Falastiin ee loogu magacdaray Intifaadadii 3-xaad ayaa ah mid maalinba maalinta ka danbeysa sii xoogaysanaysa.
Iyadoo dadka Falastiiniyiinta ah ay bilaabeen inay adeegsadaan wixii ay heli karaan sida: gawaaridooda, midiyo iyo dhagxaan oo ay ku weeraraan dadka Yahuuda ah ee ku nool dhulka ay Israa’iil Xooga ku haysato.
Dadka Yahuuda ah ee ku nool dhulkaasi ayaa waxaa la soo gudboonaatay Cabsi iyo wel wel ay ka qabaan in la weeraro marka ay wadooyinka marayaan, waxayna bilaabeen inay Bistoolado wada iibsadaan si ay isu difaacaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:42 and have

