daajis.com:- Hotel Saxafi oo Saaka Ururka Al-shabaab ay Weerar Qaraxyo ah ku qaadeen ayaa la soo sheegayaa in Hoteelku uu Bur-bur xooglahi soo gaaray ayna Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo Afjareen weerarkaasi.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Xaqiijiyay in dhamaan Qeybaha uu ka kooban yahay Hotelka ay ku sugan yihiin Ciidamadoodu islamarkaana la wada toogtay Kooxdii Hotelka Weerarka ku soo qaaday.
Ilaa iyo hadda lama soo bandhigin Tirada Kooxda Weerarka fulisay iyo Khasaaraha Dhimasho iyo mida dhaawac ee ka dhashay Weerarkaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:03 and have
