DAAWO: Qaraxii lagu Weeraray Madaxweyne Shariif Xasan SHeekh Aden (VIDEO)

DAAWO: Qaraxii lagu Weeraray Madaxweyne Shariif Xasan SHeekh Aden (VIDEO)

daajis.com:- Kolonyo uu la socday Madaxweynaha oo ka yimid Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose, kuna soo sii jeeday Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa weerarkan lagula beegsaday halka loo yaqaano bood boodka, oo qiyaastii 5km u jirta Degmada Afgooye.

Ciidankii galbinaayay Madaxweynaha oo ka shakiyay gaari SURF ahaa oo loola dan lahaa in lala beegsado gaarigii uu Madaxweynuhu saarnaa, ayaa rasaas xoogan ku furay, iyadoona uu gaarigaasi ku qarxay meel wa-xooggaa ka durugsan wadadii uu haystay gaarigii Madaxweynaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada