DAAWO: Qubanaha VOA-da “Soomaali Lagu dhegan yahay Dalka maraykanka, Dagaalka TB-da Iyo Xoolo lagu dhaqdo..

DAAWO: Qubanaha VOA-da “Soomaali Lagu dhegan yahay Dalka maraykanka, Dagaalka TB-da Iyo Xoolo lagu dhaqdo..

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan lagu soo qaatay qodobo xiiso badan, waxaana soo jeedinaya Cabdiraxmaan Xuseen Furre iyo Sahra Cabdi Axmed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


“Dhalin-yaro Soomaaliya oo ku xidhan dalka Maraykanka oo iska Fogeeyay inay ku biirayeen Kooxaha Argagixisada iyo waalidiinta dhalay Caruurtaasi oo si adag uga hadlay, Warbixin la xidhiidha dagaalka ka dhanka ah Cudurka TB-da, Sidoo kalana waxaa qayb ka ah Warbixin ku aadan Rag Galbeedka maraykanka Xoolo ku dhaqda, oo weli u nool Habkii Hore”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada