Daawo Sawir dareen ku galinaayo oo laga sameeyay weerarkii lagu dhamaaday ee ka dhacay Hoteel Saxafi

Daawo Sawir dareen ku galinaayo oo laga sameeyay weerarkii lagu dhamaaday ee ka dhacay Hoteel Saxafi

daajis.com:- Weerarkii maanta ka dhacay Hoteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga sameeyay Sawir Gacmeed muujinaaya cidii ka danbeeysay weerarkaasi.

Farshaxaniiste aminarts ayaa Sawirkaani ku muujiyay aragtidiisa ku aadan qaabka uu weerarka u dhacay iyo sida ay Kooxda Alshabaab u arkaan dhacdadaasi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada