Daawo Video: Maryan Mursal Ciise oo si aanan horey loo arag loo soo dhaweeyey Minneapolis USA

Daawo Video: Maryan Mursal Ciise oo si aanan horey loo arag loo soo dhaweeyey Minneapolis USA

daajis.com:- Fanaanada Maryan Mursal Ciise ayaa soo gaartay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee cariga maraykanka iyadoo Fanaanada ay si weyn u soo dhaweeyey Fanaaniin Qaali ah oo ay ka mid tahay Hibo Nuura, Sahruuja, Qalanjada, Cumar Shooli iyo Shacab kale oo aad u badan oo ay ka mid ahaan dad cadaan ah oo maraykan u dhashay.

Fanaanada ayaa marka ay soo degtay waxaa halkaasi loogu qaaday gabayo iyo geeraaro sidoo kale kama marnayn dhaantada iyo qoob ka ciyaarka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada