daajis.com:- Majaajiliistaha caanka ah ee Soomaaliyeed isla markaana wadaniga ah ee marwalba keena Flimaanta wacyi gelinta si dadka Soomaaliyeed loogu jiheeyo wadada saxda ah isla markaana laga hortago waxyaabaha lagu marhabaabinayo dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa markani keenay Flim loogu magac daray Ali Short Flim kaasi oo xambaarsan Qiso Muhiim u ah dhalin yarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku koray wadamada Reer Galbeedka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
