Daawo Sawirada:- Ciidamada Siiriya oo Dagaal Culus kula wareegay Saldhig Milatari ay heesteen Kooxda Daacish

Daawo Sawirada:- Ciidamada Siiriya oo Dagaal Culus kula wareegay Saldhig Milatari ay heesteen Kooxda Daacish

daajis.com:- Ciidamada Daacada u ah Dowlada Siiriya iyo Maleeshiyaad taageersan ayaa dagaal culus kula wareegay Saldhiga Kweires oo ku yaal waqooyiga magaalada Aleppo, saldhigaas ay heesteen Dagaalyahano katirsan Kooxda Daacish.

Saldhiga ay qabsadeen Ciidamada Dowlada Siirya ayaa horey u aheed saldhig ay leeyihiin Ciidamada Milatariga Dowlada Siiriya, waxaan saldhigan ku dhax taalay Garoon ay isticmalai jireen Ciidamada Cirka ee Siiriya .

Kooxda Daacish ayaa saldhigan milatari ee Kweires la wareegtay sanadii 2013-kii, waxa ayna kooxda saldhigaasi ku dishay askar badan oo katirsanaa Ciidamada Siiriya oo ku go'doonsanaa gudaha saldhiaasi .

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo duqeyn xoogan ku hayay xarumaha Daacish ayaa u sahashay Ciidamada Dowlada Siiriya iyo maleeshiyaad taageersan in ay dib ula wareegaan xarumo iyo saldhigyo ay Daacish horey ula wareegeen.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada