daajis.com:- Xiisad ka dhalatay dilka nin muslim ah oo dhawaan ka dhacay dalka India ayaa waxa ay dhalisay dagaal u dhexeeya Muslimiinta iyo kooxo hindu ee dalka India.
Xiisadaani ayaa imaaday kadib markii Ninkaasi Muslimka ah uu cunay hilib lo` taasina waxa ay sababtay xiisadaani oo xiligaani mareysa meeshii ugu xumeyd.
India ayaa waxaa hadda ka socda banaanbaxyo dhaliyay gacan ka hadal oo uu dhexeeya Muslimiinta iyo Kooxda kale.
Muslimiinta dalka Hindiya ayaa dhigaya dibadbaxyo waaweyn kuwaas oo ay baaq ugu jeedinayaan R/wasaaraha dalkaasi Mr. Modi.
Dowlada India ayaa ku guul dareysatay hakinta xiisada diimeedkaani ka dhalatay dilka Ninka Muslimka ahaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have


