Xayeeysiintii ugu horeeysay oo loo sameeyay Filimka Dilwale

Xayeeysiintii ugu horeeysay oo loo sameeyay Filimka Dilwale

daajis.com:- Jaraa’id wax ka qora Filimada Bollywood-ka, ayaa soo bandhigay sawirada xayeeysiintii ugu horeeysay Filimka aadka loo wada sugayo ee Dilwale ee ay isla jili doonaan aktarka laga dambeeyo SRK iyo Aktarada aan ka yareesan ee Kajol. Filimkaan ayaa lagu wadaa in 18 December lagu soo bandhigo Shineemooyinka ugu waaweyn dalka India.

Dhacdooyinka Filimka Dilwale ama Qisooyinka ku jira, ayaa waxaa uu ka koobnaan doonaan 2 qeybood oo kala ah, qeyb madadaalo iyo shactiro ah iyo qeyb jaceyl ah. SRK ayaa Filimkan waxa uu jaceyl waali ah u qaadayaa Kajol.

SRK iyo Kajol, ayaa jiliinka Filimkaan waxaa kala qeyb qaadan doona xidigaha soo koraya ee kala ah: “Cretan Sanon , “” Varun Dhawan , “” Vinod Khanna ” , ” big hand “iyo” Johnny Lever “.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada