Robert Mugabe oo lagu dhaawacay dagaalo ku cusub Africa (Sawirro)

Robert Mugabe oo lagu dhaawacay dagaalo ku cusub Africa (Sawirro)

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Zimbaabwe Robert Mugabe ayaa markii ugu horaysay wajahaya dagaalo ku cusub Africa oo loo yaqaano Twitter wars.

Dagaaladaan oo ka dhax dhacaya shabakada caanka ah ee Twitter-ka ayaa lagu aflagaadeeyay Madaxweynahaas oo la sheegay inuu ku xad-gudbay sharafta shacabka Kenya.

Waxaa beryahaan socday war aan xaqiiqo loo haynin oo tilmaamaya in Robert Mugabe uu tuugo fara-goy ah ku tilmaamay dadka Kenyanka ah.

Lama hayo cadeen muujinaysa in Madaxweynuhu yiri sidaa, laakiin waxaa iska muuqata in dagaalkaan lagu dhaawacay sumcada Madaxweynaha Madaxa adag ee ka taliya dalka Zimbaabwe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada