Daawo: Tv-ga Somali Channel oo Hurdo U diiday Madaxwaynaha P/land (Video)

Daawo: Tv-ga Somali Channel oo Hurdo U diiday Madaxwaynaha P/land (Video)

daajis.com:- Kadib markii dhowaan magaalada Garoowe lagu xidhay Wariye ka tirsan tv-ga Somali Channel, ayaa waxaa arintaasi uu Tv-ga uga jawaabay inay Baahiyaan eedaymo ka dhan ah maamulka cabdiwali Gaas oo ku tumanaya Xaquuqda Saxaafada, Waxaa lasoo bandhigay Hadaladii uu horey u jeediyey Cabdiwali Gaas Xiligii uu doonayey inuu madaxwaynaha ka noqdo Puntland.

Hadalka Cabdiwali gaas ayaa qofkasta oo daawaday waxay ku noqotay wax yaableh, Inkastoo dhowr jeer oo hore ay isku khilaafeen Hadalkiisa iyo Ficilkiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada