Daawo Video: Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo Iyo soo dhowayntii Boocame

Daawo Video: Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo Iyo soo dhowayntii Boocame

daajis.com:- Wafdi Balaadhan uu Hogaaminayey Madaxwayne ku xigeenka Dawlad goboleedka khaatumo Cabdul Maxamuud Habye (Cago-lule) ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay degmada Boocame ee Gobolka Sool.


Masuuliyiinta maamulka khaatumo ee degmada Boocame, Wasiiro iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qayb qaatay soo dhowaynta Madaxwayne ku xigeenka, Waxaana intaasi kadib Madaxwayne ku xigeenku uu ka warbixiyey Safarkooda, Isagoona Bulshada boocame ku amaanay siday ugu taagnaayeen waqti dheer Halganka Maamulka khaatumo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada