daajis.com:- Dowladda ruushka ayaa laga joojiyay in laga soo qayb galiyo shirarka caalamiga ah, iyadoo cilaaqaadkii u dhaxeeyay dalalka reer Galbeedka iyo dalka Ruushka uu marayo meeshii ugu qaboobayd.
Dalka Ruushka ayaa waxaa lagu soo rogay cunaqabatayn xagga dhaqaalaha ah, kadib markii dalkaasi uu si xoog leh kula wareegay Jasiirada Kriemea oo caadi ahaan ka tirsanayd dalka Ukraine, la wareegitaanka kadib ayaa waxaa Dalka ruushka la galiyay O.
Laakiin dalka Ruushka ayaad moodaa inuu kabooday dabinkii loo dhigay, oo uu marlabaad ku soo noqday masraxa caalamka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:30 and have

