Tarxiilka Dadka soo Galootiga ah oo ka bilaawday Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Tarxiilka Dadka soo Galootiga ah oo ka bilaawday Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Maxkamad soo taagtay dadkii ugu horeeyay ee soo galootiga ah ee dalka Soomaaliya sida sharci darada ah ku jooga.

Dadkan ayaa badankoodu waxa ay ka yimaadeen una dhasheen dalka Kenya, iyagoo dalka Soomaaliya u soo doontay shaqo.


Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka oo dadkani dacwadda ku soo oogay kana soo qab-qabtay gudaha magaalada muqdisho, iyadoo sida la sheegay dadkani ay u shaqaynayeen Shirkad la magacbaxday Labour-Link oo si sharci daro ah uga shaqaysanaysay gudaha Dalka Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada