Wariyihii Ku Dhaawacmay Weerarkii Hotel Saxafi oo Laga Waraystay…(VIDEO)

Wariyihii Ku Dhaawacmay Weerarkii Hotel Saxafi oo Laga Waraystay…(VIDEO)

daajis.com:- Wariye Faisal Omar oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa laga waraystay sidii ay wax u dhaceen.

Wariyaha ayaa sheegay inuu soo gaaray Hoteelka Qaraxii koowaad kadib, wuxuuna sharxay inuu arkay rag kamid ah kuwii weerarka soo qaaday oo markaasi saarnaa dabaqa ugu sareeya ee Hoteelka, iyagoo halkaasi ka soo tooganayay ruux walba oo isku daya inuu ka soo ag dhawaado hoteelka.


Wariye Faisal ayaa ku dhaawacmay Qarixii labaad ee ay adeegsadeen kooxdii Al shabaab ee weerarka soo Qaaday, iyadoo goobtaasina uu ku geeriyooday sida uu sheegay Saaxiibkii oo u shaqaynayay laanta Warbaahinta ee Al Jazeera English.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada