daajis.com:- War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Maamulka Puntiland ayaa shaaca looga qaaday in Dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay ka qeyb qaateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo tababar uga socday Gobolka Galgaduud.
Puntiland ayaa sidoo kale ku eedeesay dagaalkii maanta in ay sabab u ahaayeen Ciidamada Maamulka Galmudug oo weerar kusoo qaaday, waxa ayna Putiland sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad iyo xasiloono lagu dhameeyo Colaada ka aloosan Gobolka Mudug.
Dhinaca kale Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dhinaca Puntiland masuuliyada dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Galmudug ugu baaqeen in ay nabada qaataan kana tanaasulaan Colaad ,
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:20 and have


