Deg Deg:- Rasaas xoogan oo Kasocoda Caasimada Paris

Deg Deg:- Rasaas xoogan oo Kasocoda Caasimada Paris

daajis.com:- Rasaas culus ayaa laga maqlayaa woqooyiga magaalada Paris, iyadoo wararku sheegayaan in howlgal amni uu halkaasi ka socda.

Askar ka tirsan ciidanka boliiska ayaa la dhaawacay, sida laga soo xigtay TV-ga BFMTV ee dalkaasi.

Goor sii horreysay ayaa boliisku sheegeen in sawirro muuqaal ah laga ogaaday inuu jiro qof sagaalaad oo qeyb ka ahaa weerarkii Sabtida lagu qaaday Faransiiska ee ay ku dhinteen 129 rux.

Ururka la baxay dowladda Islaamka ayaa sheegtay weerarkaasi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka la xiray agagaarka Place Jean Jaures ee ku taalla xaafadda Saint Denis.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada