Dhaqaatiir Gaaraysa 130 oo ka Qalin Jabisay Jaamacadda Banaadir (VIDEO)

Dhaqaatiir Gaaraysa 130 oo ka Qalin Jabisay Jaamacadda Banaadir (VIDEO)

daajis.com:- Ardaydii ugu tirada badnayd oo halmar ka qalinjabisay jaamacadda Banaadir ayaa maanta waxaa xafladii Qalinjabinta loogu qabtay Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho.

Ardaydan oo Gabi ahaantoodaba ku taqasusay Dhaqatarnimada ayaa la filayaa inay wax ka badeli doonto dhaqaatiir la’aanta ee ka jirta Dalka Soomaaliya.


Sanadii 2009-kii ayay ahayd goortii arday sidan oo kale ee ka qalin jabisay isla Jaamacadan ay qarax is miidaamin ah ku qaadeen kooxda Al Shabaab oo waagaasi ka talinaysay qaybaha ugu badan ee Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada