daajis.com:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalam ayaa shirkadda diyaaradaha ee ETHIOPIAN AIRLINES ay ka mamnuucday raacidda diyaaradahooda, Kadib markii wasiirka uu laba jeer dagaal ku dhex sameeyay isagoo ku safrayay diyaaradda Ethiopia Airlines, sida aay sheegeen howl wadeenada shirkadda Ethiopian Airlines.
Wasiirka ayaa saarnaa markii uu dhacay falalkan diyaarad nooceedu yahay Boeing 737-700, oo ka soo dhooftay garoonka Djibout Ambouli kuna socotay Garoonka Bole Internation Addis Ababa, flight number ET365, iyo Flight-ka labaad oo lagu sheegay in uu ahaa ET302 Boeing 747 oo ka soo dhooftay Bole Int, kuna socotay Joma Kenyatta Int, Kenya.
Wasiirka ayaa dagaal iyo caay kula dhaqaaqay shaqaalaha diyaaradda markii aay u diideen in aay siiyaan cabitaan kale, iyagoo markaa u arkayay inuu wasiirka qaatay tankii loogu talo galay iyo ka badan, haddii aad fahmi karto nooca cabitaan ee aan ka hadleyno.
Boeing 737-700, depart from Amboulie JIB en-route to ADD Bole International Airport flight number and flight ET-365. Second flight Boeing 747 flight ET-302 from ADD Bole International, to Nairobi en-route to NBO
Wasiirka ayaaa laga mamnuucay gebi ahaanba inuu ku safro diyaaradda Ethiopian Airlines, Safar uu bishan 4 teedi ku tagi lahaa wasiirka Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa bedelkiisa baxay wasiir ku xigeenka wasaaradda Axmed Kadiye.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:30 and have

