daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Madoowe ayaa amar lagu siiyey in uu shaqsigaas ka amar qaato oo ku wareejiyo howlaha sirdooonka maamulka isaga iyo ciidamadiisa
Masuulkaas oo aan wali helin magaciisa ayaa noo xaqiijiyey masuul Soomali ah oo ka gaabasaday in aan shacino magaciisa sabab la xariira dhanka amnigiisa.
Masuulkaan ayaa kalinka shanaad u qaabilsanaa qeybta sirdoonka isagoona shaqsigaan ah shaqsi Soomali ah oo qabiil ahaan ku heeb ah Madaxweynaha Maamulka Jubba land Ahmed Madoobe waxuuna ahaa shasigii dadka sida weyn ugu leyn jiray kilinka shanaad waxaa lagu xasuustaa xasuuqii dhaxbuur
Dowlada Etoobiya ayaa fari galin xogan waxay ku heysaa dalka Soomaliya iyadoona maamulada Soomaliya ,Soomaliland iyo Puntland ay u joogaan rag sirdoon ah oo walina xarumo iyo Deegaan ku leh xarumaha Madaxtooyada ee maamuladaas looga arimiyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:00 and have

